- Advertisement -
Ciiddanka dalka Pakistan waxay ku guuleysteen Gantaal Balaastik ah oo madaxa looga rakibi karo Hubka Nukliyeerka.
Gantaalkaasi oo lagu magacaabo Shaheen 2 waxa uu wax ka duqeyn karaa masaafo dhan 1,50 oo Kiilomitir.
- Advertisement -
Tijaabadda Gantaalkaasi ayaa waxay ku soo beegantay iyadoo ay Xiisaddi weli ka dhex aloosan tahay dalalka Pakistan iyo Hindiya oo iyagu ka mid ah dalalka haysta Hubka Nukliyeerka.
