HomeWararCC Shakuur oo Nairobi kula kulmay Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland

CC Shakuur oo Nairobi kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishuur Warsame ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa uu kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland oo ku sugan halkaasi. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Feysal Cali Waraabe,isla markaana waxaa looga hadlay arrimo kala duwan. Wararka […]

- Advertisement -

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishuur Warsame ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa uu kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland oo ku sugan halkaasi.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Feysal Cali Waraabe,isla markaana waxaa looga hadlay arrimo kala duwan.

- Advertisement -

Wararka qaar ee la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in kulanka looga hadlay arrimo ay kamid ahaayeen wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland iyo arrimo kale oo labada dhinac qaas u ahaa.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hogaamiyaha Xisbiga Wadajir kuna sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa halkaas ka wada kulamo uu la yeelanayo Madax kala duwan ee ku sugan Nairobi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories