HomeCaalamkaMareykanka oo Turkiga uga digay Cunaqabatayn

Mareykanka oo Turkiga uga digay Cunaqabatayn

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Dowladda Maraykanka ayaa la sheegay inay Turkiga u qabatay ilaa dhamaadka isbuuca koowaad ee bisha June inay ka baxdo Heshiiska ay Raashiya kaga iibsanayso Nidaamka Difaaca Hawada ee S400. Telefishinka NBC News ayaa sheegay inay Dowladda Maraykanka tallaabo adag ka qaadi doonaan Turkiga, haddaysan ka laabanin Heshiiskaasi, isla markaana ay Turkiga la kulmi doonaan ciqaab […]

- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa la sheegay inay Turkiga u qabatay ilaa dhamaadka isbuuca koowaad ee bisha June inay ka baxdo Heshiiska ay Raashiya kaga iibsanayso Nidaamka Difaaca Hawada ee S400.

Telefishinka NBC News ayaa sheegay inay Dowladda Maraykanka tallaabo adag ka qaadi doonaan Turkiga, haddaysan ka laabanin Heshiiskaasi, isla markaana ay Turkiga la kulmi doonaan ciqaab adag oo ay ku jirto Cunaqabatayn.

- Advertisement -

Warbixinta Telefishinka NBC Newswaxaa kaloo lagu sheegay inay Turkiga lagala laaban doono Barnaamijka Diyaaradaha Dagaalka F35 iyo inay lumin doonaan ballanqaadkii looga iibin lahaa 100 ka mid ah Diyaraadahasi.

Bishii December ee sannadkii 2017-kii, ayey Dowladda Turkiga waxay Raashiya la saxiixatay Heshiis Amaah lacageed oo dhan 2.5 Billion OO Dollar, oo ay ku iibsanayso 4 xabbo ee Gantaalladda Nidaamka Difaaca Cirka ee S400, iyadoo ay Maraykanka iyo Dowladaha Isbahaysiga NATO naqdiyeen Heshiiskaasi, kana muujiyeen walaac dhanka Ammaanka iyo Kalsoonida Turkiga oo xubin ka ah Isbahaysigaasi.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories