HomeCaalamkaMadaxweynaha Venezuela oo ku dhawaaqay Doorasho Baarlamaan

Madaxweynaha Venezuela oo ku dhawaaqay Doorasho Baarlamaan

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Madaxweyne Nikolas Maduro ayaa u soo bandhigay Mucaaradka ku xooggan Barlamaanka dalkaasi in la qabto Doorasho, six al loogu helo Xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan dalkaasi. Madaxweynaha oo ka hadlay Telefishinka dalkaasi waxa uu sheegay inay Doorashadaasi noqon doonta mid ku dhacda Nbaad. Dimuqraadi iyo Xalka Dastuurka, isla markaana looga gudbi karo xaalladdaha adag ee  […]

- Advertisement -

Madaxweyne Nikolas Maduro ayaa u soo bandhigay Mucaaradka ku xooggan Barlamaanka dalkaasi in la qabto Doorasho, six al loogu helo Xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan dalkaasi.

Madaxweynaha oo ka hadlay Telefishinka dalkaasi waxa uu sheegay inay Doorashadaasi noqon doonta mid ku dhacda Nbaad. Dimuqraadi iyo Xalka Dastuurka, isla markaana looga gudbi karo xaalladdaha adag ee  Siyaasadeed ee ka jirta dalka Venezuela.

- Advertisement -

Doorashadda soo socota ee Barlamaanka dalkaasi ayaa la filayaa inay qabsoonto sannadka soo socda ee 2020-ka.

Afhayeenkii hore ee Barlamaanka Venezuela, Juwaan Guaydo waxa uu bishii Janaayo 23-dii ee sannadkan ku dhawaaqay inuu yahay Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ee dalkaasi, isagoo taageero ka helaya Dowladaha Reer Galbeedka iyo dalalka deriska.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories