HomeCaalamkaIiraan oo door bideysa inay iska caabiyaan Mareykanka

Iiraan oo door bideysa inay iska caabiyaan Mareykanka

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Madaxweynaha Iiraan, Xasan Ruuxaani oo Waaberigii hore ee saaakayto oo Talaado ah hadlay ayaa sheegay in Xal Diplomaasiyadeed lagu xalin karo Xiisadda kala dhexeysa Maraykanka, balse aysan xaalladda haatan taagan saamixi Karin in la wada hadlo.

Wakaalladda Wararka Iiraan ee IRNA waxay ka soo xigatay Madaxweyne Ruuxaani inuu sheegay in xaalladda maanta saamixi Karin wada-xaajood, isla markaana ay Iiraan door-bidayso Iska caabin oo keliya.

- Advertisement -

Waxa uu carrabka ku adkeeyey inuusan Xilligan sax ahayn in la wada hadlo.

Dhanka kale, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump oo horey ugu hanjabay inuu Iiraan burburin doono ayaa waxa uu haddana shalay sheegay inuu diyaar u yahay Wada-xaajood, haddii ay Dowladda Iiraan diyaar u tahay in la wada xaajoodo.

Madaxweyne Trump oo la hadlay Suxufiyiinta waxa uu sheegay inuu diyaar u yahay Wada-xaajood, isla markaana uu doonayo inay Iiraan qaado tallaabada koowaad oo ay isaga soo wacaan, haddii ay diyaar u yihiin wada-xaajood.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories