HomeWararDiyaarad ay lahaayeen Milliteriga Mareykanka oo burburtay

Diyaarad ay lahaayeen Milliteriga Mareykanka oo burburtay

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Diyaarad nooceedu ahaa Harrier Fighter ayaa shalay ku burburtay Gobalka North Carolina, waana Diyaaradii 4-aad ee ay Ciiddanka dalkaasi leeyihiin ee bishan gudaheeda burburtay. Duuliyihii Diyaaradda oo Baarshuut kaga booday Diyaaradda, waxaa soo gaaray dhaawacyo. Maalmo ka hor, Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa F16 ayaa ku burburtay Koonfurta Gobalka Kaliforniya, iyadoo Duuliyihii ka badbaaday, inkastoo […]

- Advertisement -

Diyaarad nooceedu ahaa Harrier Fighter ayaa shalay ku burburtay Gobalka North Carolina, waana Diyaaradii 4-aad ee ay Ciiddanka dalkaasi leeyihiin ee bishan gudaheeda burburtay.

Duuliyihii Diyaaradda oo Baarshuut kaga booday Diyaaradda, waxaa soo gaaray dhaawacyo.

- Advertisement -

Maalmo ka hor, Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa F16 ayaa ku burburtay Koonfurta Gobalka Kaliforniya, iyadoo Duuliyihii ka badbaaday, inkastoo ay ku dhaawacmeen 11 qof oo dhulka joogay.

Tan iyo bilowgii bishan May waxaa la sheegay inay Milliteriga Maraykanka ka burbureen 4 Diyaaradaha Dagaalka ee tababarka lagu qaato, kuwaasi oo noocyadooda kala ahaayeen T 45 iyo T 6.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories