HomeCaalamkaInonesia oo xukun dil ah ku riday nin u dhashay Faransiiska

Inonesia oo xukun dil ah ku riday nin u dhashay Faransiiska

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamad ku taalla JesiiraddaLombok ee dalka Indonesia waxaa maanta la soo taagay Nin u dhashay Faransiiska oo lagu helay inuu dhoofin jirey Daroogada. Ninkaasi oo lagu magacaabo Felikis Dorfin ayaa waxaa bishii September ee sannadkii hore lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Lombok, isagoo watay shixnad ay ku jireen Daroogadda nooca Khatarta ee Kokaa’iinka. Eedeysanaha oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamad ku taalla JesiiraddaLombok ee dalka Indonesia waxaa maanta la soo taagay Nin u dhashay Faransiiska oo lagu helay inuu dhoofin jirey Daroogada.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Felikis Dorfin ayaa waxaa bishii September ee sannadkii hore lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Lombok, isagoo watay shixnad ay ku jireen Daroogadda nooca Khatarta ee Kokaa’iinka.

- Advertisement -

Eedeysanaha oo 35-jir ah waxaa lagu xukumay Dil Toogasho, inkastoo uu Qareenkiisa, Deni Nuur sheegay inuu Rafcaan ka qaadan doono Xukunkaasi.

Dhinaca kale, Muwaadin kale oo u dhashay Faransiiska oo lagu magacaabo Serge Atalaou iyo haweeney u dhlaatay dalka Britain ayaa isagana Dil-sugayaal ku ah Xabsi ku yaalla dalka Indonesia tan iyo sannadkii 2007-dii, iyagoo  lagu qabtay Daroogo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts