HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Gadood ay Maxaabiis Daacish ah ka sameeyeen xabsi ku...

Dad ku geeriyooday Gadood ay Maxaabiis Daacish ah ka sameeyeen xabsi ku yaalla…

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

3 Waardiye iyo 29 Maxbuus ayaa lagu dilay gadood Waaberigii hore ee saakayto ka dhacay Xabsi aad loo ilaaliyo oo ku yaalla Degmadda Valahdat oo 10-KM dhanka Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Dushanbe. Wasaaradda Caddaalladda ee dalkaasi oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda Aasiya ayaa sheegtay inuu gadoodkaasi bilowday saqdii dhexe ee xalay, iyadoo Maxaabiista […]

- Advertisement -

3 Waardiye iyo 29 Maxbuus ayaa lagu dilay gadood Waaberigii hore ee saakayto ka dhacay Xabsi aad loo ilaaliyo oo ku yaalla Degmadda Valahdat oo 10-KM dhanka Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Dushanbe.

Wasaaradda Caddaalladda ee dalkaasi oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda Aasiya ayaa sheegtay inuu gadoodkaasi bilowday saqdii dhexe ee xalay, iyadoo Maxaabiista Daacish-ta oo ku hubeysnaaa mindiyo ay dileen 3 ka mid ah Ilaaladdii Xabsiga iyo 5 Maxbuus oo la xirnaa.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Abaabulayaasha Kacdoonka ka dhacay Xabsiga ayaa ahaa Bekhruz Gulmurod, kaasi oo aabihiisa horey ugu biiray Daacish sannadkii 2015-kii, laguna dilay gudaha dalka Syria.

Ciiddanka Ammaanka ee Xabsiga waxay dileen 24 ka mid ah Maxaabiista Maleeshiyadda Daacish ee  gadoodka sameeysay, waxaana Xabsiga ku xiran 1,500 oo Maxbuus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories