HomeCaalamka11 qof oo lagu dilay Baar ku yaalla Brazil

11 qof oo lagu dilay Baar ku yaalla Brazil

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 11 qof ayaa lagu dilay Baar ku yaalla magaalladda Belem ee Gobalka Para ee Waqooyiga dalkaasi, sida ay baahiyeen Warbahainta dalkaasi. Dabley tiradooda lagu shegay 7 qof ayaa la sheegay inay gudaha u galeen Baarka laga cunteeyo, kadibna ay toogteen ugu yaraan 11 qof oo ku sugnaa gudaha Baarka. Dableyda ayaa la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 11 qof ayaa lagu dilay Baar ku yaalla magaalladda Belem ee Gobalka Para ee Waqooyiga dalkaasi, sida ay baahiyeen Warbahainta dalkaasi.

Dabley tiradooda lagu shegay 7 qof ayaa la sheegay inay gudaha u galeen Baarka laga cunteeyo, kadibna ay toogteen ugu yaraan 11 qof oo ku sugnaa gudaha Baarka.

- Advertisement -

Dableyda ayaa la sheegay inay ku baxsadeen 3 gaari iyo mooto, markii ay geysteen Toogashadaasi.

Afhayeenadda Maamul-gobaleedka Para oo lagu magacaabo Nataliya Mello ayaa xaqiijisay inuu halkaasi ka dhacay Xasuuq, iyadoo dadka la dilay kala ahaayeen 6 haween iyo 5 nin, halka qof kalena si xun loo dhaawacay.

Toogashadan ayaa ku soo beegantay, iyadoo uu Madaxweynaha dalka Brazil, Jayr Bolosonaro dhawaan saxiixay Sharci dadka u fasaxaya inay haysan karaan qoryaha iyo rasaasta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts