HomeCaalamkaMuwadiniinta Baxrayn oo looga digay inay u socdaalaan laba Dal

Muwadiniinta Baxrayn oo looga digay inay u socdaalaan laba Dal

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Boqortooyadda dalka Baxrayn waxay uga digtay Muwaadiniintooda inaysan u safrin dalalka Iran iyo Iraq, sababo dhinaca Ammaanka. Wakaalladda Wararka Baxrayna ee BHA ayaa sheegtay in Muwaadiniintooda haatan ku sugan dalalkaasi loogu baaqay inay sida ugu dhaqsaha badan u so olaabtaan, sababo la xiriira Ammaankooda. Dhanka kale, Shirkadda shidaalka Maraykanka ee Exxon […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Boqortooyadda dalka Baxrayn waxay uga digtay Muwaadiniintooda inaysan u safrin dalalka Iran iyo Iraq, sababo dhinaca Ammaanka.

Wakaalladda Wararka Baxrayna ee BHA ayaa sheegtay in Muwaadiniintooda haatan ku sugan dalalkaasi loogu baaqay inay sida ugu dhaqsaha badan u so olaabtaan, sababo la xiriira Ammaankooda.

- Advertisement -

Dhanka kale, Shirkadda shidaalka Maraykanka ee Exxon Mobil waxay maanta sheegtay inay shaqaalahooda shisheeyaha kala soo baxeen Ceelka shidaalka ee Galbeedka Quna 1 ee dalka Iraq.

Shaqaalahaasi badankooda waxaa loo duuliyey magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka, halka kuwo kalena la geeyey Xeradda weyn ee Shirkaddaasi ku Gobalka Basra

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories