HomeCaalamkaMilliteriga Syria oo mar kale iska difaacday duqeyn kaga timid Israel

Milliteriga Syria oo mar kale iska difaacday duqeyn kaga timid Israel

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Ciiddanka Difaaca Cirka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay burburiyeen Gantaalo ay Milliteriga Israel ka soo ganeen Xuduudka ay ka haystaan. Duqeyntan ayaa timid wax ka yar 24 saacadood kadib, markii ay Wakaalladda Wararka Syria ee SANA sheegtay inay Ciiddanka Difaaaca ee Syria toogteen tiro ka mid ah Gantaalo laga soo ganay dhulalka ay  Israel […]

- Advertisement -

Ciiddanka Difaaca Cirka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay burburiyeen Gantaalo ay Milliteriga Israel ka soo ganeen Xuduudka ay ka haystaan.

Duqeyntan ayaa timid wax ka yar 24 saacadood kadib, markii ay Wakaalladda Wararka Syria ee SANA sheegtay inay Ciiddanka Difaaaca ee Syria toogteen tiro ka mid ah Gantaalo laga soo ganay dhulalka ay  Israel ka haysato Koonfurta dalka Syria.

- Advertisement -

Milliteriga Syria waxay  Gantaaladaasi kaga hor tagaeen hawdaa sare ee  Gobalka Quneytara, halkaasi oo ay ku yaallaan Saldhigyo Milliteri.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories