HomeCaalamkaHogaamiyayaasha dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka oo kulan Degdeg ah lagu Casuumay

Hogaamiyayaasha dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka oo kulan Degdeg ah lagu Casuumay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis Al-sacuud waxa uu Hoggaamiyayaashaasi ka codsadeen inay ka soo wada qeyb galaan Shir Degdeg ah oo bishan May 30-da lagu qaban doono magaalladda barakaysan ee Maka Al-mukaram. Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Kulankaasi looga wada xaajoon doono Xaalladda Ammaanka Gobalka, weerarkii lagu waxyeelleeyey Maraakiib maraysay Xeebaha dalka […]

- Advertisement -

Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis Al-sacuud waxa uu Hoggaamiyayaashaasi ka codsadeen inay ka soo wada qeyb galaan Shir Degdeg ah oo bishan May 30-da lagu qaban doono magaalladda barakaysan ee Maka Al-mukaram.

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Kulankaasi looga wada xaajoon doono Xaalladda Ammaanka Gobalka, weerarkii lagu waxyeelleeyey Maraakiib maraysay Xeebaha dalka Imaaraadka iyo weerarkii ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta u geysteen Saldhigyaadda dhuumaha Shidaalka ee Sacuudiga.

- Advertisement -

Shirkaasi waxaa kaloo lagu lafa-guri doonaa Khatarta Dagaalka ay Maraykanka iyo Iiraan isugu bir tumanayaan.

Dhinaca kale, magaalladda Maka Almukarama waxaa bishan May 30-da Kulan heer sare ah ku yeelan doona Hoggaamiyayaasha dalalka Islaamka ee Isbahaysiga Iskaashiga Islaamka ee OIC.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories