HomeWararWasiir Goodax Barre "Imtixaankii Puntland waa fashilmay"

Wasiir Goodax Barre “Imtixaankii Puntland waa fashilmay”

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa uu sheegay in uu fashilmay imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland. Wasiir Goodax Barre ayaa sheegay in saacadan la joojo imtixaankii saakay ka bilowday deegaanada maamulka Puntland oo ay u fariisteen in ka badan 15,800 oo arday uu si […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa uu sheegay in uu fashilmay imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland.

Wasiir Goodax Barre ayaa sheegay in saacadan la joojo imtixaankii saakay ka bilowday deegaanada maamulka Puntland oo ay u fariisteen in ka badan 15,800 oo arday uu si toos ah u fashilmay.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka Waxbarashada Dowladda Federaalka ayaa kulan Jowhar kula qaatay Madaxda sare ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle,Macalimiinta waxka dhigta Iskuulada ku yaalla halkaasi iyo mas’uuliyiin kale.

Dhinaca kale Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kala duwan Caawa ka wada Jowhar,kuwaasi oo looga arrinsanayo arrimaha la xiriira Imtixaanka Shahaadiga oo ay qaadeyso dowladda,isla markaana ah mid ku celis ah,kadib markii uu fashilmay midkii dhawaan la galay.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xusay in Arday Maamulkiisa uu mas’uulka ka yahay uu Imtixaan u gaar ah u sameysan doono.

- Advertisement -

Maanta ayaa Magaalada Jowhar waxaa gaaray Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka,Wasiirka amniga,iyo xubno ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,iyadoo halkaas si weyn loogu soo dhaweeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories