HomeCaalamkaMareykanka iyo Iiraan oo loogu baaqay inay wada hadlaan

Mareykanka iyo Iiraan oo loogu baaqay inay wada hadlaan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxa Guddiga Amniga Qraanka iyo Siyaasadda Dibedda ee dalka Iiraan, Hashmatullaahi Falaxaat Bihse ayaa ugu baaqay Dowladaha Maraykanka iyo Iitaan inay wada-xaajood ku yeeshaan dalka Iraq ama Qatar, si loo qaboojiyo xiisadda taagan, xilli ay Milliteriga Maraykanka dhaqdhaqaaqyo ka wadaan Gacanka Crabeed. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay inay Labada dhinac waajib […]

- Advertisement -

Madaxa Guddiga Amniga Qraanka iyo Siyaasadda Dibedda ee dalka Iiraan, Hashmatullaahi Falaxaat Bihse ayaa ugu baaqay Dowladaha Maraykanka iyo Iitaan inay wada-xaajood ku yeeshaan dalka Iraq ama Qatar, si loo qaboojiyo xiisadda taagan, xilli ay Milliteriga Maraykanka dhaqdhaqaaqyo ka wadaan Gacanka Crabeed.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay inay Labada dhinac waajib ku tahay inay ku waada hadlaan Iraq ama Qatar, si loo soo af-jaro Xiisadda Colaaadeed.

- Advertisement -

Baaqiisa ayaa yimid, iyadoo Madaxweynaha  Maraykanka, Donald Trump debciyey xiisaddaasi, isagoo sheegay inuusan rajaeynaynin inay dagaal la galaan Iiraan.

Donald Trump waxa kale oo uu sheegay inuu doonayo in ay Iiraan wada galaan Heshiis cusub oo la xiriira Barnaamijyadda Nukliyeerka iyo Gantaalladda iyo Taageeradda Milliteri ee ay Iiraan ka wadaan dalalka Iraq, Syria iyo Yemen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories