HomeCaalamkaMilliteriga Suudaan iyo Mucaaradka oo ku heshiiyey xilliga Kala-guurka

Milliteriga Suudaan iyo Mucaaradka oo ku heshiiyey xilliga Kala-guurka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Hoggaamiyayaasha Milliteriga ee talada dalkaasi la wareegay bishii hore waxay Kooxaha Mucaaradka kula heshiiyeen 3-sanno oo  Xilliga Kala-guurka ah, si  Dowlad Rayid loogu wareejiyo Maamulka dalkaasi. Jeneral Yaasir Al-atta oo ka tirsan Golaha Milliteriga ee TMC oo saakayto Shir Jaraa’id ku qabtay magaalladda Khartuum ayaa sheegay inay labada dhinac Heshiis Kama-dambays ah ka gaareen Awood-qeybsiga, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha Milliteriga ee talada dalkaasi la wareegay bishii hore waxay Kooxaha Mucaaradka kula heshiiyeen 3-sanno oo  Xilliga Kala-guurka ah, si  Dowlad Rayid loogu wareejiyo Maamulka dalkaasi.

Jeneral Yaasir Al-atta oo ka tirsan Golaha Milliteriga ee TMC oo saakayto Shir Jaraa’id ku qabtay magaalladda Khartuum ayaa sheegay inay labada dhinac Heshiis Kama-dambays ah ka gaareen Awood-qeybsiga, oo ay ku jirto Qaabaynta Maamulka soo socda ee dalkaasi.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu sheegay in muddada Xilliga Kala-guurka la dhisi doono Barlamaan ka kooban 300 oo xubnooda, iyadoo 67% ay ka imaan doonaan Isbahaysiga Xorriyadda iyo Ibedelka, halka 33% ka kala imaan doonaan Kooxaha kale ee Siyaasadda.

6-da bilood ee ugu horreysay ee Xilliga Kala-guurka waxaa heshiis nabadeed lala saxiixan doonaan Jabhadaha hubeysan ee ku sugan Deegaanadda ay colaaduhu ka socdaan ee dalkaasi.

Dhinaca kale, Madani Cabaas Madani oo u hadlay Mucaaradka ayaa sheegay inay Golaha haya Tlaada Suudaan dhisi doonaan Guddi baaritaano ku sameeya weeraradii loo geystay Dibadbaxayaasha.

- Advertisement -

Golaha Milliteriga ee TMC waxaa Madax ka ah Jeneral C/faataax Al-burhaan, kaasi oo la wareegay Talada dalkaasi, kadib, markii Madaxweynihii hore, Cumar Xasan Albashiir talada laga tuuray bishii April 11-dii ee sannadkan.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts