HomeCaalamkaCabsi laga qabo weerar lagu qaado Ciidanka Mareykanka ee ku sugan Iraq

Cabsi laga qabo weerar lagu qaado Ciidanka Mareykanka ee ku sugan Iraq

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Afhayeenka Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka, Bill Urban ayaa sheegay in Isbahaysiga Milliteriga Maraykanka heegan sare la geliyey, iyadoo laga cabsi qabo in la weeraro Ciiddankooda. Hadal-qoraal oo uu soo saraay ayuu Afhayeenka ku sheegay inay heleen digniin ku aadan Khatartaasi, wuxuuna xusay inay si dhow u ilaalayn doonaan xaalladda. Mar sii horreysay, Ku-xigeenka Ciiddanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka, Bill Urban ayaa sheegay in Isbahaysiga Milliteriga Maraykanka heegan sare la geliyey, iyadoo laga cabsi qabo in la weeraro Ciiddankooda.

Hadal-qoraal oo uu soo saraay ayuu Afhayeenka ku sheegay inay heleen digniin ku aadan Khatartaasi, wuxuuna xusay inay si dhow u ilaalayn doonaan xaalladda.

- Advertisement -

Mar sii horreysay, Ku-xigeenka Ciiddanka Isbahaysiga Maraykanka hoggaamiyo, Jeneral Kiristofar Gika oo u dhashay Britain ayaa sheegay in heerka cabsida ee Kooxaha ay Iiraan taageerto ee ka dhanka ah Ciiddanka Isbahaysiga ee ku sugan gudaha dalalka Iraq iyo Syria aysan sare u kicin.

Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka ee The Pentagon waxay kordhiyeen Ciiddankooda ka jooga Gobalka Bariga Dhexe , iyagoo Markab Diyaaradaha xambaarta u direen Gacanka Beershiya.

Milliteriga dalalka Iiraan iyo Maraykanka ayaa qarka u saaran inuu dhex maro Dagaal lagu hoobto, inkastoo uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Mayk Bombeeyo shalay sheegay inaysan doonaynin inay dagaal la galaan Iiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts