HomeCaalamkaRayid iyo Ciidamo lagu dilay iska horimaad ka dhacay Khartuum

Rayid iyo Ciidamo lagu dilay iska horimaad ka dhacay Khartuum

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ugu yaraan 4 qof oo rayid ah iyo Gaashaanle ka tirsan Milliteriga ayaa lagu dilay Iska horimaadkaasi oo dhacay saacado kadib, markii ay Golaha Milliteriga ee maamula Talada dalkaasi iyo Hoggaamiyayaasha Dibadbaxayaasha heshiis ka gaareen Nidaamka Kala-guurka. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay weerareen Ciiddan iyo Dibadbaxayaal  ku sugnaa duleedka Xarumaha Dhexe ee Taliska Milliteriga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 4 qof oo rayid ah iyo Gaashaanle ka tirsan Milliteriga ayaa lagu dilay Iska horimaadkaasi oo dhacay saacado kadib, markii ay Golaha Milliteriga ee maamula Talada dalkaasi iyo Hoggaamiyayaasha Dibadbaxayaasha heshiis ka gaareen Nidaamka Kala-guurka.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay weerareen Ciiddan iyo Dibadbaxayaal  ku sugnaa duleedka Xarumaha Dhexe ee Taliska Milliteriga ee magaalladda Khartuum.

- Advertisement -

Telefishinka Dowladda Suudaan waxay sheegeen in iska horimaadkaasi lagu dilay 5 qof, laguna dhaawacay 15-kale o oqaarkooda ay xaalladooda aad u liidato.

Dhinaca kale, Golaha Milliteriga ee haya Talada dalkaasi ee TMC iyo Isbahaysiga Xorriyadda iyo Isbedel-doonka ayaa la filayaainay maanta Kulan ka yeeshaan Awood-qeybsiga Milliteriga iyo Rayidka iyo muddada Xilliga Kala-guurka ee Doorashooyinka ka hor.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts