HomeCaalamkaNin Muslim ah oo lagu dilay Sri Lanka iyo weerar loo geystay...

Nin Muslim ah oo lagu dilay Sri Lanka iyo weerar loo geystay Masjid

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Boliska dalkaasi waxay sheegeen inay koox burcad ah ay Nin Muslim ah ku dileen Degmadda Puttalam. Marxuumka oo 45 jir ahaa ayaa la sheegay in lagu dhuftay hub mudac leh, wuxuuna ku geeriyooday Isbitaalka. Burcadda waxay kaloo dab qabadsiiyeen ugu yaraan 3 Dukaan oo ay Dad Muslimiin ah ku lahaayeen Degmadda Hettipola, waxay kaloo Burcadda […]

- Advertisement -

Boliska dalkaasi waxay sheegeen inay koox burcad ah ay Nin Muslim ah ku dileen Degmadda Puttalam.

Marxuumka oo 45 jir ahaa ayaa la sheegay in lagu dhuftay hub mudac leh, wuxuuna ku geeriyooday Isbitaalka.

- Advertisement -

Burcadda waxay kaloo dab qabadsiiyeen ugu yaraan 3 Dukaan oo ay Dad Muslimiin ah ku lahaayeen Degmadda Hettipola, waxay kaloo Burcadda dhac iyo burbur u geysteen Masjidka Abraar oo ku yaalla Degmadda Kiniyama ee dalkaasi.

Dhinaca kale, Dowladda Sri Lanka waxay soo rogtay bandow habeenimo, waxaana la xiray Baraha Bulshadda, kadib, markii ay Burcadda Kirishtaanka weerareen Masaajid iyo goobo ganacsi oo ay dadka Muslimiinta ku leeyihiin Gobalka W/galbeed ee dalkaasi.

Bishii la soo dhaafay ee April 21-dii waxaa weeraro Is-qarxin ah lala beegsaday Kaniisado ku yaalla dalkaasi, iyado oay ku geeriyoodeen in ka badan 250-qof, halka 500 oo kale lagu dhaawacay.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories