HomeCaalamkaToogasho ka dhacday Hotel uu leeyahay Madaxweyne Trump

Toogasho ka dhacday Hotel uu leeyahay Madaxweyne Trump

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ugu yaraan 3 qof ayaa lagu toogtay meel ka baxsan Xeebta loo nasasho tago ee Madaxweyne Trump oo ku taalla magaalladda Miyaami ee Gobalka Florida ee dalkaasi.

Booliska Miyaami ayaa sheegay inuu ugu yaraan hal qof lagu dilay toogashadaasi, kadib, markii uu muran dhex maray dhallinyaro ku sugnaa meel ka soo horjeeda Hotelka Donald Trump ee  the Trump International Beach Resort oo ku yaalla magaalladdaasi.

- Advertisement -

Haweeney 19-jir ah oo lagu dhawaacay toogashadaasi ayaa la sheegay in loola cararay Isbitaalka Adventura, mana kala cadda xaalladeeda.

Goobjooge ayaa sheegay inuu dagaalku u dhexeeyey labo kooxood oo ka tirsan kuwa qaada heesaha Raabka, isla markaana uu mid ka mid ah ku dhex geeriyooday gaarigii uu watay.

Booliska magaallaadda Miyaami waxay kaloo sheegeen inay ku raad-joogaan 3 Eedeysane oo ku hubeysnaa Qoriga AK 47 iyo dhowr Bistooladood.

- Advertisement -
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories