HomeWararKulanka Golaha Shacabka oo furmay iyo Wasiirka cusub ee Ganacsiga oo la...

Kulanka Golaha Shacabka oo furmay iyo Wasiirka cusub ee Ganacsiga oo la dhaariyay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Waxaa Goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya kusimaha Guddoomiyaha Golaha shacabka ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey). Sidoo kale kulanka ayaa waxaa soo xaadiray 143 xildhibaan,kuwaasi oo xalay lagu wargeliyay in uu jiro Maanta kulanka […]

- Advertisement -

Waxaa Goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya kusimaha Guddoomiyaha Golaha shacabka ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey).

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa soo xaadiray 143 xildhibaan,kuwaasi oo xalay lagu wargeliyay in uu jiro Maanta kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Dhinaca kale Wasiirka cusub ee Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaiya C/llaahi Cali Xasan ayaa lagu dhaariyay kulanka guud ee golaha oo hada si toos ah kaga socda xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho.

Hoos ka khriso Ajendayaasha kulanka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories