HomeCaalamkaDad lagu dilay dagaal-beeleed ka dhacay Suudaan

Dad lagu dilay dagaal-beeleed ka dhacay Suudaan

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ugu yaraan 7 qof ayaa geeriyootay, 22 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii ay Maleeshiyo ka soo kala jeeday Beelaha lagu kala magaacaabo Nuba iyo Bani Caamir.ku dagaalameen Gobalka Gadaref ee Bariga dalkaasi. Wakaalladda Wararka Suudaan ee SUNA waxay ka soo xigatay Taliyaha Ciiddanka Ammaanka ee Gobalkaasi, Salaax Yaxye Abker inay dagaalladaasi bilowdeen habeenkii Sabtida ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 7 qof ayaa geeriyootay, 22 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii ay Maleeshiyo ka soo kala jeeday Beelaha lagu kala magaacaabo Nuba iyo Bani Caamir.ku dagaalameen Gobalka Gadaref ee Bariga dalkaasi.

Wakaalladda Wararka Suudaan ee SUNA waxay ka soo xigatay Taliyaha Ciiddanka Ammaanka ee Gobalkaasi, Salaax Yaxye Abker inay dagaalladaasi bilowdeen habeenkii Sabtida ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in xaalladda la xakameeyey, balse, ma uusan bixinin faahfaahin kale.

Dhinaca kale, Isbahaysiga Xirfadlayda dalkaasi ee SPA waxay sheegeen inuu dagaalkaasi ka bilowday muran kooban oo dhinaca helitaanka biyaha la cabo ee  Gobalka Gadaref, lana xaliyey khilaafkaasi.

Beelaha dagaalamay ayaa la sheegay in lagu kala magacaabo

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts