HomeCaalamkaSawirro:-Duuliye si nabad ah ku dejiyey Diyaarad ay u bixi weyday Taayarka...

Sawirro:-Duuliye si nabad ah ku dejiyey Diyaarad ay u bixi weyday Taayarka hore

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Diyaarad ay la socdeen 82 qof oo rakaab ayaa waxay si nabad ah ugu degtay Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Mandalaay ee dalka Myaanmar. Diyaaradaasi oo ay leedahay Shirkadaha Diyaaradaha dalkaasi eeEmbraer ayaa la sheegay inay u bixi weyday Taayarka hore, wuxuuna Duuliyihii awooday inuu Diyaaradda si nabad ah u soo dejiyo, iyadoo ku socota qeybta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarad ay la socdeen 82 qof oo rakaab ayaa waxay si nabad ah ugu degtay Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Mandalaay ee dalka Myaanmar.

Diyaaradaasi oo ay leedahay Shirkadaha Diyaaradaha dalkaasi eeEmbraer ayaa la sheegay inay u bixi weyday Taayarka hore, wuxuuna Duuliyihii awooday inuu Diyaaradda si nabad ah u soo dejiyo, iyadoo ku socota qeybta Sanka Diyaaradda ee la siman halka uu Taayarku ku yaalay.

- Advertisement -

Diyaaradaasi ayaa noqotay Diyaaradii Labaad ee isbuucan shil ku gasha dalka Mayanmar, iyadoo Arbacadii hore ay Diyaarad ku burburtay dhabaha ay Diyaaradaha caga-dhigtaan ee Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee ku yaalla caasimadda dalkaasi eeYangon.

Ugu yaraan 17 qof ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen shilkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts