HomeCaalamkaSarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka Afganistan oo toogasho lagu dilay

Sarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka Afganistan oo toogasho lagu dilay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dabley hubeysan ayaa la shegay inay dileen Ku-xigeenkii Agaasimihii Sirdoonka ee Gobalka Baglan ee Waqooyiga dalkaasi. Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabi jirey C/qafuur Maxamuud waxaa la toogtay maanta, xilli uu ku sii jeeday caasimadda dalkaasi ee Kabul. Toogashadaasi waxaa ay ka dhacday duleedka caasimadda Gobalka Baglan ee Puli Khumri, iyadoo Sarkaal kale oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dabley hubeysan ayaa la shegay inay dileen Ku-xigeenkii Agaasimihii Sirdoonka ee Gobalka Baglan ee Waqooyiga dalkaasi.

Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabi jirey C/qafuur Maxamuud waxaa la toogtay maanta, xilli uu ku sii jeeday caasimadda dalkaasi ee Kabul.

- Advertisement -

Toogashadaasi waxaa ay ka dhacday duleedka caasimadda Gobalka Baglan ee Puli Khumri, iyadoo Sarkaal kale oo la socday lagu dhaawacay weerarkaasi.

Dhinaca kale, ugu yaraan 8 carruur ah ayaa ku geeriyootay, 2 kalena wey ku dhaawacmeen qarax ka dhacay Degmadda Muqer ee Gobalka Qasni ee K/bari ee dalkaasi.

Carruurta ayaa la sheegay inuu ku qarxay qarax miino oo lagu aasay waddo dhinaceeda oo ay ku ciyaarayeen.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts