HomeCaalamkaNin la dhashay Cumar Xasan Albashiir oo ka baxsaday xabsi

Nin la dhashay Cumar Xasan Albashiir oo ka baxsaday xabsi

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Cadadkii maanta ee Wargeyska Al-yoom Taali “التالي اليوم”  ee ka soo baxa magaalladda Khartuum waxa uu maanta qoray in Cabaas Xasan Al-bashiir oo la dhashay Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Cumar Xasan Al-bashiir uu ka baxsaday Xabsigii uu ku xirnaa. Wargeyska waxa uu qoray inuu Cabaas Xasan Al-bashiir u baxsaday dalka Turkiga. Wargeyska ma uusan qorin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cadadkii maanta ee Wargeyska Al-yoom Taali “التالي اليوم”  ee ka soo baxa magaalladda Khartuum waxa uu maanta qoray in Cabaas Xasan Al-bashiir oo la dhashay Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Cumar Xasan Al-bashiir uu ka baxsaday Xabsigii uu ku xirnaa.

Wargeyska waxa uu qoray inuu Cabaas Xasan Al-bashiir u baxsaday dalka Turkiga.

- Advertisement -

Wargeyska ma uusan qorin qaabka ay ugu suurto-gashay inuu uga baxsado Xabsiga Dhexe ee uu ku xirnaa iyo qaabka fudud ee uu ugu dhoofay dalka Turkiga.

Golaha Milliteriga ee haya Talada dalkaasi waxay horey u sheegeen bishii April 17-dii inay soo xireen 2 nin oo la dhalatay Al-bashiir, oo lagu kala magacaabo Cabas iyo C/llaahi iyo xubno kale oo lala xiriirinayo inay aad ugu dhawaayeen Dowladii Al-bashiir ee xilka laga tuuray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts