HomeCaalamkaDEG DEG:-Qaraxyo Xooggan oo ka dhacay Dekad ku taalla Imaaraadka

DEG DEG:-Qaraxyo Xooggan oo ka dhacay Dekad ku taalla Imaaraadka

Date:

Related stories

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

Waxaa la soo werinayaa in qaraxyo waa weyn laga maqlay Dekedda magaalladda Fujayrah ee dalkaasi, isla markaana ay gubanayaan Haamaha shidaalka ee yaallay Dekeddaasi. Dhowr ka tirsan Warbaahinta dalkaasi ayaa qoray in Diyaraadaha Dagaalka ee Maraykanka iyo Faransiiska dul heeheebayeen Dekedda markii uu dabka ka kacay. Ma kala cadda waxa xaqiiqdii sababay shilkaasi, waxayna warar […]

- Advertisement -

Waxaa la soo werinayaa in qaraxyo waa weyn laga maqlay Dekedda magaalladda Fujayrah ee dalkaasi, isla markaana ay gubanayaan Haamaha shidaalka ee yaallay Dekeddaasi.

Dhowr ka tirsan Warbaahinta dalkaasi ayaa qoray in Diyaraadaha Dagaalka ee Maraykanka iyo Faransiiska dul heeheebayeen Dekedda markii uu dabka ka kacay.

- Advertisement -

Ma kala cadda waxa xaqiiqdii sababay shilkaasi, waxayna warar dheeraad ah sheegayaan inuu qaraxu dhacay, kadib, markii ay dab qabsadeen ugu yaraan 7 Haamaha Shidaalka.

Ilaa haatan, Dowladda dalka Imaaraadka Carabta wax hadal ah kama soo saarin shilkaasi, mana jiraan faahfaahino ku aadan khasaaraha suurto-galka ah.

Dhinaca kale war Goor dhow ay shaacisay Wakaaladda Wararka Imaaraadka ee WAM ayaa waxaa lagu beeniyay wararka sheegaya in qaraxyo ay ka dhaceen Dekedda magaalladda Fujayrah ee dalkaasi,isla markaana waxaa ay ku eedeysay in ay ka dambeeyaan Ikhwanul muslimiinta Iran iyo Turkiga.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories