HomeWararAkhriso:-Dowladda oo Digniin adeg oo u dirtay dadka faafiya Imtixaanada been abuurka...

Akhriso:-Dowladda oo Digniin adeg oo u dirtay dadka faafiya Imtixaanada been abuurka ah

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Digniin loogu diray dadka baraha bulshada ku faafiyaan imtixaanada been abuurka ah ee aan jirin. Sidoo kale Wasaaradda ayaa sheegtay in ciddii lagu arkayo iyadoo faafineysa imtixaan been abuur ah sharciga tiigsan doonto. War-saxaafadeedka ka soo baxay  Wasaaradda waxbarashada Hiddaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Digniin loogu diray dadka baraha bulshada ku faafiyaan imtixaanada been abuurka ah ee aan jirin.

Sidoo kale Wasaaradda ayaa sheegtay in ciddii lagu arkayo iyadoo faafineysa imtixaan been abuur ah sharciga tiigsan doonto.

- Advertisement -

War-saxaafadeedka ka soo baxay  Wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta sare ayaa u qornaa sidan:-

Wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta sare waxay digniin u direysaa dadka caadeystay in ay ku faafiyaan baraha bulshada,imtixaanada been abuurka ah oo aan sal iyo raad toona laheyn islamarkaana lagu marin habaabinayo carruurta Soomaaliyeed .

Haddaba annagoo ka duuleyna arrintaasi ayaan waxaan idinku wargelinayaa in shaqsigii lagu qabto isagoo faafinaya imtixaan been abuur ah in wasaaraddu la tiigsan doonto sharciga .

- Advertisement -

Waxaan ka codsaneynaa dhammaan ardayda u fadhiisanaysa imtixaanka qaranka in ay diirrada saaraan wax aqriska islamarkaana ay ku kalsoonaadaan naftooda.

Waxaan idin rajeynaynaa natiijo wacan waxaa tihiin mustaqbalka dalka iyo dadka Soomaaliyeed

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts