HomeCaalamkaDowladaha Imaaraadka Carabta iyo Norway oo ka wada hadlay Arrimaha Somalia

Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Norway oo ka wada hadlay Arrimaha Somalia

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Imaaraadka Carabta, Anwar Bin Maxamed Gargaash waxa uu Xafiiskiisa kula kulmay Danjiraha Dowladda Norway ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Vebjorn Heines. Muddadii uu socday Kulankooda, waxa uu Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Imaaraadka faahfaahin ka bixiyey dadaalka dalkiisa ku taageerayo Ammaanka, Horumarka iyo hawlaha Samafalka Aadminimadda ee Gobalka, waa sida uu hadalka […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Imaaraadka Carabta, Anwar Bin Maxamed Gargaash waxa uu Xafiiskiisa kula kulmay Danjiraha Dowladda Norway ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Vebjorn Heines.

Muddadii uu socday Kulankooda, waxa uu Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Imaaraadka faahfaahin ka bixiyey dadaalka dalkiisa ku taageerayo Ammaanka, Horumarka iyo hawlaha Samafalka Aadminimadda ee Gobalka, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Imaaraadka ee WAM waxay sheegtay inay Wasiirka iyo Ergayga ka wada xaajoodeen horumaradii ugu dambeeyey ee Somalia iyo guud ahaan Geeska Afrika.

WAM waxay kaloo sheegtay inuu Kulankaasi qeyb ka yahay wada-xiriirka Diplomaasiyadda socoto iyo dadaalka Degaanaanshaha Mandiqadda.

Ma kala cadda inay Dowladda Norway dadaal ugu jirto dhexdhexaadinta Dowladaha Somalia iyo Imaaraadka Carabta oo iyagu ku kala irdhoobay Khilaaf Siyaasadeed sababay Xiriir Diplomaasiyadeed oo aan Firfircoonayn.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories