HomeCaalamka9 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Pakistan + Sawirro

9 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Pakistan + Sawirro

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Qarax ayaa lala beegsaday meel ku dhow goob lagu cibaadaysto oo ku taalla magaalladda Labaad ee ugu weyn dalkaasi ee Lahoor, iyadoo ay ugu yaraan 9-qof ku geeriyootay, 24-kalena ku dhaawacmeen. Qaraxa ayaa u muuqday mid lala beegsaday gaari ay boliska lahaayeen oo ilaalo ka hayey mid ka mid ah albaabada laga galo Xarun cibaadaysi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax ayaa lala beegsaday meel ku dhow goob lagu cibaadaysto oo ku taalla magaalladda Labaad ee ugu weyn dalkaasi ee Lahoor, iyadoo ay ugu yaraan 9-qof ku geeriyootay, 24-kalena ku dhaawacmeen.

Qaraxa ayaa u muuqday mid lala beegsaday gaari ay boliska lahaayeen oo ilaalo ka hayey mid ka mid ah albaabada laga galo Xarun cibaadaysi ee Suufiyiinta.

- Advertisement -

Ku-xigeenka Kormeeraha Guud ee Hawlgalladda Lahoor, Ashqaf Axmed Khaan ayaa sheegay in dadka ku geeriyooday qaraxaasi ay ka mid ahaayeen ugu yaraan 3 Askari, Ilaaliye dhinaca Ammaanka iyo qof rayid ah.

Dhinaca kale, Afhayeenka Kooxda Xisbul Axraar ee gacan-saarka leh Maleshiyadda Daalibaanta Pakistan, C/casiis Yuusafzay ayaa sheegay inay ka dambeeyeen Qaraxaasi, isagoo sheegay inay beegsadeen Askar ku sugnayd goobtaasi.

Wararka kale ee naga soo gaarayo Pakistan waxay sheegeen in Haweeneydii Kirishtaanka ee horey aflagaadada ugu geystay Islaamka in loo dhoofiyey dalka Kanada.

- Advertisement -

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Aasiya Biibi waxay 8 sanno ku soo qaadatay Xabsiga kadib, markii dil lagu xukumay, balse, sannadkii hore ayaa cafis loo fidiyey.

Afhayeenkeeda oo lagu magacaabo Sayful Mauuk ayaa u sheegay Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa London in ay Haweeneydaasi gaartay Kanada, lana midowday qoyskeeda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts