HomeCaalamkaSuxufiyiin ku xirnaa Mayanmar oo la sii daayey

Suxufiyiin ku xirnaa Mayanmar oo la sii daayey

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

2 Saxafi oo u shaqeeya Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa waxaa maanta laga sii daayey Xabsiga, kadib, markii ay xirnaayeen in ka badan 500 o omaalmood.

Labada Weriye oo lagu magacaabo Waan Loone oo 33-jir ah iyo  Kayaw So oo 29 jir ah waxay ku xukunaayeen xabsi min 7-sanno ah, kadib, markii lagu helay inay jebiyeen Sharciga Sirta Dowladda.

- Advertisement -

Ka hor inta aan Suxufiyiintaasi la xirin bishii December ee sannadkii 2017-kii, waxay ku hawlanaayeen baaritaanka dilkii 10 nin oo ka tirsan Muslimiinta Rohingya i oo ay Ciiddanka Dowladda Mayanmaar ku dileen Gobalka Rakhiine ee Galbeedka dalkaasi bishi iAugust ee sannadkii 2017-kii.

Dhinaca kale, Suxufiyiinta maanta la  sii daayey waxay ka mid yihiin 6.520 Maxaabiis oo uu Madaxweynaha dalkaasi, Win Myint Wiki u fidiyey Cafis Guud o olagu maamusayey dhalashadda Sannad-dhaqameedka dalkaasi

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories