HomeCaalamkaKhasaaro ka dhashay Dab ka kacay kaymo ku yaalla Koonfurta Suudaan

Khasaaro ka dhashay Dab ka kacay kaymo ku yaalla Koonfurta Suudaan

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Dab ka kacay Kaymo ku gubanaya dalkaasi ayaa la sheegay inay cagta mariyeen 4 tuullo oo ku taalla Gobalka Baxar Al-qasaal ee Galbeedka dalkaasi, sida uu sheegay Afhayeenka Madaxweynaha dalkaasi. Afhayeenka oo lagu magacaabo Ateny Wek Ateny  waxa uu sheegay in laga yaabo inay tirada dadka ku geeriyooday dabkaas sare u kacdo, wuxuuna dhanka kale […]

- Advertisement -

Dab ka kacay Kaymo ku gubanaya dalkaasi ayaa la sheegay inay cagta mariyeen 4 tuullo oo ku taalla Gobalka Baxar Al-qasaal ee Galbeedka dalkaasi, sida uu sheegay Afhayeenka Madaxweynaha dalkaasi.

Afhayeenka oo lagu magacaabo Ateny Wek Ateny  waxa uu sheegay in laga yaabo inay tirada dadka ku geeriyooday dabkaas sare u kacdo, wuxuuna dhanka kale sheegay inay 60-qof ku dhaawacmeen dabkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wasiirka Warfaafinta Gobalka Lool ee dalkaasi Mathok Wal waxa uu tilmaamay inuu dabku baab’iyey 138 guri oo ku yaalla Tuullooyinka Gobalka bariga Korok, isla markaana ay 10,000 oo neef oo lo’ ah ku geeriyootay dabkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories