HomeCaalamkaWasaaradda Awqaafta Masar oo bilowday bog cusub oo Facebook Af Soomaali ah

Wasaaradda Awqaafta Masar oo bilowday bog cusub oo Facebook Af Soomaali ah

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasaaradda Awqaafta ee dalkaasi waxay shalay ku dhawaaqday inay bilaabeen 4 Bogag Facebook oo Luqadaha Soomaali, Amxaari, Hoosaha iyo Pashto. Wakaalladda Wararka Bariga Dhexe ee MENA ayaa sheegtay in qorshahaasi looga dan leeyahay in lagu faafiyo Farriimaha Taageeradda Islaamka ee isku-dul-qaadka, La-dagaalanka Fikradaha Xag-jirnimadda iyo qiimaha Aadminimadda iyo kobcinta kobcinta mabaadii’da wada-noolaanshaha Nabadeed. Dhinaca kale, […]

- Advertisement -

Wasaaradda Awqaafta ee dalkaasi waxay shalay ku dhawaaqday inay bilaabeen 4 Bogag Facebook oo Luqadaha Soomaali, Amxaari, Hoosaha iyo Pashto.

Wakaalladda Wararka Bariga Dhexe ee MENA ayaa sheegtay in qorshahaasi looga dan leeyahay in lagu faafiyo Farriimaha Taageeradda Islaamka ee isku-dul-qaadka, La-dagaalanka Fikradaha Xag-jirnimadda iyo qiimaha Aadminimadda iyo kobcinta

- Advertisement -

kobcinta mabaadii’da wada-noolaanshaha Nabadeed.

Dhinaca kale, Wasaaradda Awqaafta ee dalka Masar waxay horey u furtay boggag Facebook ee 22 Luqadood oo  kala duwan, kuwaasi oo ay ku jiraan Luqadaha English, German, French, Turkish, Spanish, Italian, Greek, Swahili, Urdu, Chinese, Persian,Russian, Indonesian, Thai, Albanian, Korean, Pashto, Hausa, Amharic, Somali, Arabic iyo mid ah Luqadaha Astaanta Frata ay dadka Dhagoolayaasha adeegsadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories