HomeCaalamkaIraq oo cambaareysay Duqeymaha Yuhuudda ee ka dhanka ah dadka Reer Falastiin

Iraq oo cambaareysay Duqeymaha Yuhuudda ee ka dhanka ah dadka Reer Falastiin

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasaaradda Arrimaha gudaha ee dalka Iraq waxay si xooggan u cambaareeyeen duqeymaha Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda ee ka dhanka ah dadka Reer Flaastiin ee ku nool Deegaanadda Marinka Qasa. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Iraq ayaa lag ushegeya inay duqeymaha Yuhuudda horseedeen geerida dad badan oo rayid ah iyo in lagu […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha gudaha ee dalka Iraq waxay si xooggan u cambaareeyeen duqeymaha Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda ee ka dhanka ah dadka Reer Flaastiin ee ku nool Deegaanadda Marinka Qasa.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Iraq ayaa lag ushegeya inay duqeymaha Yuhuudda horseedeen geerida dad badan oo rayid ah iyo in lagu burburiyo dhismooyin badan.

- Advertisement -

Dowladda Iraq waxay ugu baaqday QM inay faragelin degdeg ah ku sameeyaan arrintaasi, si loo joojiyo gadaradda Yuhuudda ku hayaan dadka Reer Falastiin.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Iraq waxay ugu baaqday Ururka Jamaacadda Carabta iyo Ururka Islaamka inay yeeshaan Kulamo Degdeg ah oo looga hadlayo gardaradda Yuhuudda iyo dilka dadka rayidka ee Reer Falastiin.

Xiisadda colaadeed ee Falastiin iyo Yuhuudda waxay gaartay meeshii ugu xumayd, iyadoo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay lagu dilay ugu yaraan 27 qof oo Falastiiniyiin ahaa, oo ay ku jireen 2 haween oo xaamilo ahaa iyo 2-carruur

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories