HomeMaqalDhageyso:-Guddoomiye Yariisow oo ka hadlay howlgallada ka socda Muqdisho

Dhageyso:-Guddoomiye Yariisow oo ka hadlay howlgallada ka socda Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa waxaa uu ka hadlay howlgalada Ciidanka amniga ay ka wadaan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa uu sheegay in 40 cesho oo ay socdaan howlgadii uu ku dhawaaqay ay meel wanaagsan marayaan,isla markaana taasi ay ku imaaday wadashaqeyn dhexmartay laamaha […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa waxaa uu ka hadlay howlgalada Ciidanka amniga ay ka wadaan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa uu sheegay in 40 cesho oo ay socdaan howlgadii uu ku dhawaaqay ay meel wanaagsan marayaan,isla markaana taasi ay ku imaaday wadashaqeyn dhexmartay laamaha amniga dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu sheegay Duqa Muqdisho in loo baahan yahay in la sii adkeeyo amniga Caasimadda inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan,isagoona ugu baaqay shacabka in ay ka qeyb qaataan sugida amniga.

Isaga oo sii hadlaayay ayuu Ciidanka amniga Qaranka u mahad celiyay,isla markaana ku amaanay sida ay uga hortageen falal amniga darro oo ka dhici lahaa Magaalada,kuwaasi oo uu xusay inay geysan lahaayeen Khasaaro kala duwan oo soo gaari lahaa Shacabka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa waxaa uu Magaalada Muqdisho daba yaaqada Bishii Maarso ee sanadkan uga dhawaaqay in ay ka bilaaban doonaan howlgalo lagu xaqiijinayo amniga Caasimadda,kuwaasi oo uu sheegay in ay ka duwan yihiin kuwii horey loo sameeyn jiray,waxaana habeen walbo Ciidamada amniga howlgalo kala duwan ka sameeyaan degmooyinka Gobolka Banaadir.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories