HomeCaalamkaAkhriso:-Dalalka Carabta ee Maanta laga soomay iyo kuwa aan laga soomin

Akhriso:-Dalalka Carabta ee Maanta laga soomay iyo kuwa aan laga soomin

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowladaha Carabta waxay xalay badankooda ku dhawaaqeen in la arkay bisha Ramadaan, isla markaana ay maanta oo Isniin tahay maalintii 1-aad ee gudashadda Waajibaadka Rabbaaniga ee Soonka. Sababo dhinaca Aragti kala-duwanaanshaha ayaa waxay sababtay inay dowlado ku dhawaaqaan dhalashadda bisha Ramadaan ee sannadka 1440 ee Tirsiga Hijriyadda, halka dowlado kalena sheegeen wax u muuqda cuddur-daar […]

- Advertisement -

Dowladaha Carabta waxay xalay badankooda ku dhawaaqeen in la arkay bisha Ramadaan, isla markaana ay maanta oo Isniin tahay maalintii 1-aad ee gudashadda Waajibaadka Rabbaaniga ee Soonka.

Sababo dhinaca Aragti kala-duwanaanshaha ayaa waxay sababtay inay dowlado ku dhawaaqaan dhalashadda bisha Ramadaan ee sannadka 1440 ee Tirsiga Hijriyadda, halka dowlado kalena sheegeen wax u muuqda cuddur-daar ku aadan inaysan arkin bilashadda Bisha Ramadaan.

- Advertisement -

Haddaba, Aqlabiyad ahaan 18 waddan oo Carab ayaa waxaa si wadajir ah maanta looga oogay maalinta 1-aad ee bisha barakaysan ee Ramadaanka, waxayna dalalkaasi kala yihiin: Somalia,  Jabuuti, Suudaan, Masar, Sacuudiga, Qatar, Kuwayt, Imaaraadka, Lubnaan, Syria, Libiya, Tunisia, Algeria, Baxrayn, Yemen, Urdun, Iraq iyo Falastiin.

Dhinaca kale, dalalka Carbeed ee maanta oo Isniin ah laga soonayn waxay kala yihiin: Morooko, Saldamadda Cumaan iyo jesiiraddaha Komooros oo ku taalla K/bari ee Xeebaha Geeska Afrika.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories