HomeWararHay’adaha amniga dowladda oo sheegay in la qabtay Gaari laga soo buuxiyay...

Hay’adaha amniga dowladda oo sheegay in la qabtay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Laamaha amniga ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca Caasiga loo yaqaano oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay keddib markii ay kusoo wargeliyeen Ciidamada shacabka ku dhaqan deegaanka Ceelasha Biyaha. Ciidamada Amniga ayaa ku qabtay Gaarigan aga-gaarka Xaawo Cabdi ee deegaanka Ceelasha Biyaha kaas oo la rabay in lagu dhibaateeyo shacabka Gobolka Banadir sida ay sheegtay […]

- Advertisement -

Laamaha amniga ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca Caasiga loo yaqaano oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay keddib markii ay kusoo wargeliyeen Ciidamada shacabka ku dhaqan deegaanka Ceelasha Biyaha.

Ciidamada Amniga ayaa ku qabtay Gaarigan aga-gaarka Xaawo Cabdi ee deegaanka Ceelasha Biyaha kaas oo la rabay in lagu dhibaateeyo shacabka Gobolka Banadir sida ay sheegtay Zakia Xuseen Axmed oo ah Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya

- Advertisement -

Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegtay Inta lagu guda jiray fur-furista Gaariga Qaraxa ay Al-shabaab baabuurkaas qarxiyeen taas oo sababtay dhaawaca hal Askari.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories