HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Bisha Ramadaan

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Bisha Ramadaan

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay adkeeyaan walaaltinimadooda, taakuleeyaan dadka danyarta ah, lana shaqeeyaan laamaha ammaanka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku sugan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Bisha Ramadaan ayaa Caawa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay adkeeyaan walaaltinimadooda, taakuleeyaan dadka danyarta ah, lana shaqeeyaan laamaha ammaanka.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku sugan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Bisha Ramadaan ayaa Caawa waxaa laga arkay qeybo kamid ah Gobolada dalka gaar ahaan degmooyinka Afgooye iyo Jowhar ee Gobolada Shabeellaha Hoose iyo  Shabeellaha Dhexe.

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories