HomeWararDab Khasaaro geystay oo ka kacay ku Guri ku yaalla Muqdisho

Dab Khasaaro geystay oo ka kacay ku Guri ku yaalla Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

War Goordhow  soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Guri ku yaalla Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir uu ka kacay dab xoogan. Dabkan ayaa waxaa uu ka kacay Guri Jiingad ah oo ka kooban 5 qof oo ku yaalla Xaafada Jamhuuriyo ee Kaaraan,kaasi oo baabi’iyay Guriga uu ka kacay,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow  soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Guri ku yaalla Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir uu ka kacay dab xoogan.

Dabkan ayaa waxaa uu ka kacay Guri Jiingad ah oo ka kooban 5 qof oo ku yaalla Xaafada Jamhuuriyo ee Kaaraan,kaasi oo baabi’iyay Guriga uu ka kacay,isla markaana waxaa uu ka dhashay Koronto.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa Dalsan u sheegay in goobta uu ka kacay dabka ay soo gaareen gaadiidka dab-demiska maamulka Gobolka Banaadir laguna guuleystay in la demiyo dabkaas.

Sidoo kale Guddoomiyaha Degmada Kaaraan iyo mas’uuliyiin kale ayaa halkaasi gaaray,isla markaana ka qeyb qaatay sidii loo demin lahaa dabkii ka kacay Guriga ku yaallay Xaafada Jamhuuriyo.

Dadkii ku noolaa Guriga ayaa waxaa la sheegay in ay isaga baxeen markii uu dabka kacay,mana jiro wax Khasaaro nafeed ah oo ka dhashay,hayeeshee waxaa ku baaba’ay Guriga oo dhan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts