HomeCaalamkaWaqooyiga Kuurya oo tijaabisay Gantaal nooca ridada Gaaban

Waqooyiga Kuurya oo tijaabisay Gantaal nooca ridada Gaaban

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Milliteriga dalkaasi ayaa la sheegay inay Waaberigii hore ee saakayto oo Sabti ah tijaabiyeen Gantaal wax ka duqeyn kara 70 ilaa 200 oo Kiilomitir.

Tijaabaddaasi waxay ka dhacday Magaalada Xeebta leh ee Wonsan ee eeGacan-biyoodka Hodo ee Bariga dalkaasi.

- Advertisement -

Dowladaha Maraykanka iyo Koonfurta Kuurya waxay sheegeen inay baritaan dheeraad ah ku hayaan faahfaafinta Gantaalka ay Waqooyiga Kuurya tijaabbiyeen.

Afhayeen u hadlay Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon ayaa sheegay inay eegayaan wararka ku aadan Gantaalkaasi la tijaabiyey, inkastoo aysan xaqiijin Karin noociisa.

Tijaabadda Milliteriga Waqooyiga Kuurya ee ay saakayto ku dhaqaaqeen ayaa ah tii ugu horreeyey ee ay sameeyaan, tan iyo markii uu fashilmay Kulankii Barnaamijka Nukliyeerka ee ay Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jong Un iyo Madaxweynaha Maraykanka ku yeesheen Caasimadda Vieetnam ee Hanaay  bishii Feberaayo 28-dii ee sannadkan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Waqooyiga Kuurya waxay tijaabadii ugu dambaysay sameeyeen bishii November 28-dii ee sannadkii 2017-kii, iyagoo ganay 15 Gantaalladda Balaastikadda ee ka gudbi kara Qaaradaha Caalamka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories