HomeCaalamkaQoyska Haweeneydii uu Askari Somali-Mareykan horey u dilay oo la siinayo Magdhow...

Qoyska Haweeneydii uu Askari Somali-Mareykan horey u dilay oo la siinayo Magdhow Lacageed

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maamulkamagaalladda  Minneapolis ee Gobalka mInnesta dalkaasi ayaa la sheegay inay qoyskaasi siin doonaan lacag magdhow ah oo dhan 20-million oo Dollar, waxayna tallabadani oo baxday 3 maalin kadib, markii Askari Somali Maraykan lagu magacaabo Maxamed Nuur ay Maxkamadi ku heshay Talaadadii la soo dhaafay dilka haweeneydaasi oo la oran jirey Justine Damond. Bixinta magdhowgaasi ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulkamagaalladda  Minneapolis ee Gobalka mInnesta dalkaasi ayaa la sheegay inay qoyskaasi siin doonaan lacag magdhow ah oo dhan 20-million oo Dollar, waxayna tallabadani oo baxday 3 maalin kadib, markii Askari Somali Maraykan lagu magacaabo Maxamed Nuur ay Maxkamadi ku heshay Talaadadii la soo dhaafay dilka haweeneydaasi oo la oran jirey Justine Damond.

Bixinta magdhowgaasi ayaa lala gaaray qoyska Haweeneydii la dilay oo iyadu haysatay dhalashadda  Maraykanka iyo tan dalka Australia.

- Advertisement -

Waxaa la rumeysan yahay inuu Maxamed Nuur yahay Askarigii ugu horreeyey ee ka tirsan Boliska Gobalka Minnesta ee lagu helo fal dil, xilli uu gudanayey waajibaadkiisa shaqo.

Toogashadda haweeneydaasi ayaa la sheegay inuu dhacay bishii July 15-dii ee sannadkii 2017-kii, xilli ay iyada u yeeratay Boliska si ay ugu soo gurmadaan cabsi la soo gudboonaatay.

Horey, qoyskeeda waxay u codsadeen lacag magdhow oo dhan 50 million oo Dollar oo ah xadgudubkii iyada lagu dilay, balse waxaa haatan la isku raacay in Qoyskaasi la siiyo lacag dhna 20-million oo Dollar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts