HomeCaalamkaDalkii ugu horeeyey oo ku dhawaaqay in maalinta Isniinta tahay bilowga Bisha...

Dalkii ugu horeeyey oo ku dhawaaqay in maalinta Isniinta tahay bilowga Bisha Ramadaan

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Muslimiinta dalka Australia ayaa ku dhawaaqay inay maalinta 1-aad ee Bisha Ramadaan tahay maalinta Isniinta ee soo socota oo ku beegan bisha May 6-da.

Golaha qaranka ee Iimaamyadda dalkaasi ayaa ku dhawaaqay inay bishan May 6-da tahay maalinta ugu horreysay Bisha Ramadaan ee dalka Australia.

- Advertisement -

Qoraal ay soo saareen Golaha Imaamyadda dalkaasi waxay ku sheegeen, kadib, markii ay La-tashiyo dheeraad ah la yeesheen Hoggaamiyaaasha Islaamka ee guud ahaan dalka Australia, inay Muftiga Guud ee dalkaasi, Dr. Ibraahim Abu Maxamed iyo Golaha Qaranka ee Imaamyadda Australia caddeynayaan in bishan May 6-da tahay maalinta 1-aad ee bisha barakaysan ee Ramadaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories