HomeCaalamkaBoqorka Urdun oo xilkii ka qaaday Taliyihii Sirdoonka iyo Saraakiil kale

Boqorka Urdun oo xilkii ka qaaday Taliyihii Sirdoonka iyo Saraakiil kale

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Boqorka dalkaasi,  C/llaahi Bin Xuseen Bin Dalaala waxa uu shaqadii ka cayriyey dhowr saraakiil sarsare, oo uu ku jiro Madixii Hay’adda Sirdoonka, kadib, markii ay soo baxeen warar sheegaya qorshe lagu doonayo inuu wax loogu dhimo deganaanshaha dalkaasi. Wargeyska Al-qabaas ee dalka Kuweyt oo soo xigtay ilo aan la shaacinin ayaa qortay in dhowr Saraakiil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqorka dalkaasi,  C/llaahi Bin Xuseen Bin Dalaala waxa uu shaqadii ka cayriyey dhowr saraakiil sarsare, oo uu ku jiro Madixii Hay’adda Sirdoonka, kadib, markii ay soo baxeen warar sheegaya qorshe lagu doonayo inuu wax loogu dhimo deganaanshaha dalkaasi.

Wargeyska Al-qabaas ee dalka Kuweyt oo soo xigtay ilo aan la shaacinin ayaa qortay in dhowr Saraakiil sarsare iyo kuwo awood leh qabanqaabiyeen dibadbax weyn oo ka dhaca duleedka Qasriga Boqortooyadda ee caasimadda dalkaasi ee Camaan, oo ay ku muujinayaan inay yar tahay kalsoonida uu Ra’isul-wasaare Omar Rasaaq iyo inay deganaansho la’aan ka abuuraan dalkaasi.

- Advertisement -

Boqorka Urdun, waxa kaloo la sheegay inuu xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Waaxda Sirdoonka, Jeneral Cadnaan Al-jundi, kaasi oo awood xooggan ku lahaa dalkaasi.

Boqor C/llaahi Bin Xuseen Bin Dalaala waxa uu go’aansaday inuu Jeneralkaasi ka dhigo Hawlgab, waxaana xilkiisa loo magacaabay Jeneral Axmed Xusni oo horey xilal kala duwan ka soo qabtay Haya’adda sirdoonka dalkaasi.

Hadal-qoraal oo uu soo saaray Boqorka dalka Urdun waxa uu ku sheegay in Isbedelkaasi yimid, kadib, habacsanaan ka muuqatay dhinaca Nidaamka Maareynta sitdoonka Qaranka iyo  in la ogaaday inay qaar ka mid ah dadka  u adeegsanayaan Xilalkooda danahooda Khaaska.

- Advertisement -

Sidoo kale, waxaa xilkii laga qaaday qaar ka mid ah Saraaksiiah ka hawlgala Qasriga Boqortooyadda dalkaasi, oo uu ku jiro Madixii Siyaasadda iyo Saxaafadda.

warbaahinta dalka Urdun waxay qorseen in isbedelo lagu sameeyey Ciiddanka Boliska iyo kuwa Milliteriga, iyadoo Taluayayaal cusub loo magacaabay qara ka mdi ah Goballadda dalkaasi,

Sida laga so oxigtaay Saraakiisha dalkaasi waxaa la rajeynayaa Isbedel dheeraad o olagu sameeyo Saraakisiha ka hawl-gasha Qasriga Boqortooyadda iyo xilalka Difaaca.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts