HomeCaalamkaAskar iyo Maleeshiyo lagu dilay weeraro ka dhacay Afganistan

Askar iyo Maleeshiyo lagu dilay weeraro ka dhacay Afganistan

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Ugu yaraan 7 Askari ayaa lagu dilay weerar ay Maleeshiyadda Daalibaan ku qaadeen baro kontorool oo ku yaalla degmadda Qadiis ee Galbeedka dalkaasi. Weerarkaasi waxaa kaloo lagu dhawaacay 3 Askari oo ka mid ahaa Askartii joogtay goobaha la weeraray. Kooxda Daalibaan weli kama aysan hadlin weerarkaasi ay ku qaadeen Ciiddanka ku sugnaa  Degmadda Qadiis. Dhinaca […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 7 Askari ayaa lagu dilay weerar ay Maleeshiyadda Daalibaan ku qaadeen baro kontorool oo ku yaalla degmadda Qadiis ee Galbeedka dalkaasi.

Weerarkaasi waxaa kaloo lagu dhawaacay 3 Askari oo ka mid ahaa Askartii joogtay goobaha la weeraray.

- Advertisement -

Kooxda Daalibaan weli kama aysan hadlin weerarkaasi ay ku qaadeen Ciiddanka ku sugnaa  Degmadda Qadiis.

Dhinaca kale,  ugu yaraan 43 dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Daacish ayaa lagu dilay duqeymo Diyaaradeed oo ka dhacay Gobalka Kunaar ee Bariga dalkaasi.

Afhayeen u hadlay Milliteriga Dowladda Afganistan ayaa sheegay in duqeymahaasi lala beegsaday Daacish-ta ku sugan Degmadda Jabara, halkaasi oo lagu dilay  Muwaadin u kala dhashay dalalka Pakistan iyo Usbakistaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories