HomeCaalamkaSacuudiga oo badbaadiyey Badmaaxiin la socotay Markab

Sacuudiga oo badbaadiyey Badmaaxiin la socotay Markab

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasi waxay sheegeen inay waaberigii hore ee saakayto oo Khamiis ah soo badbaadiyeen 26 shaqaale la socday Markab waday shixnad Shidaal oo Iiraan laga lahaa, kaasi oo ku cilladoobay meel 70 KM dhanka Koonfurta kaga toosan Dekedda Islaamiga ee magaalladda Jidda ee kaabiga ku haysa badda Cas. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasi waxay sheegeen inay waaberigii hore ee saakayto oo Khamiis ah soo badbaadiyeen 26 shaqaale la socday Markab waday shixnad Shidaal oo Iiraan laga lahaa, kaasi oo ku cilladoobay meel 70 KM dhanka Koonfurta kaga toosan Dekedda Islaamiga ee magaalladda Jidda ee kaabiga ku haysa badda Cas.

Markabkaasi oo lagu magacaabo Happiness 1 waxaa saarnaa 24 shaqaale Iiraaniyiin ah iyo 2 u dhalatay Bangaladesh.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga waxay  duqeymo la beegsadeen Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Al-dulaymi oo u dhow Garoonka Calamiga ee Diyaaradaha ee caasimadda dalka Yemen ee Sanca.

Duqeymahaasi ayaa lala eegtay Dhismo laga hago Diyaaradaha Darooniska iyo  Xaruun ay Khubarada Xuutiyiinta ka hawl-galaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts