HomeCaalamkaDad lagu dilay Toogasho ka dhacday Jaamacad ku taalla Mareykanka

Dad lagu dilay Toogasho ka dhacday Jaamacad ku taalla Mareykanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

2-qof ayaa la dilay, 4 kale oo 3 ka mid ah xaalladooda liidato waa lagu dhawaacay Toogasho xalay ka dhacday Kambaska Jaamacadda North Carolina ee magaalladda Jarlotte ee isla Gobalka North Carolina ee dalkaasi. Boliska waxay sheegeen inay qabteen Ninkii toogashadda geystay, waxayna wararku sheegayaan inuu ahaa Arday. Twitterka Jaamacadda la weeraray ayaa la soo […]

- Advertisement -

2-qof ayaa la dilay, 4 kale oo 3 ka mid ah xaalladooda liidato waa lagu dhawaacay Toogasho xalay ka dhacday Kambaska Jaamacadda North Carolina ee magaalladda Jarlotte ee isla Gobalka North Carolina ee dalkaasi.

Boliska waxay sheegeen inay qabteen Ninkii toogashadda geystay, waxayna wararku sheegayaan inuu ahaa Arday.

- Advertisement -

Twitterka Jaamacadda la weeraray ayaa la soo dhigay digniino ku aadan inay Ardayda cararaan, gambadaan, isna badbaadiyaan.

Toogashadda ayaa la sheegay inay dhacday xilli ay Ardayda ka qeyb geli lahaayeen Riwaayad laga dhigi lahaa Garoonka Jamaacadda kale ee Jerry Richardson.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories