HomeCaalamkaBurcad-baddeed Soomaali oo ay ku jiraan kuwa la dhaawacay oo lagu Maxkamadeynayo…

Burcad-baddeed Soomaali oo ay ku jiraan kuwa la dhaawacay oo lagu Maxkamadeynayo…

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

5 Burcad-baddeed Soomaali oo ay Hawlgalka Ciiddanka Badda ee Midowga Europe ee loo yaqaano EU NAVFOR ay bishan April 21-dii gacanta ku dhigeen ayaa loo gudbiyey Jesiiradda Sishilis ee kaabiga ku haysa Badwqeynta Hindiya. Saddex ka mid ah Burcad-baddeeda ayaa la sheegay in lagu dhaawacay Hawlgalkii lagu so oqabanayey, waxaana la dhigay Isbitaal ku yaalla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

5 Burcad-baddeed Soomaali oo ay Hawlgalka Ciiddanka Badda ee Midowga Europe ee loo yaqaano EU NAVFOR ay bishan April 21-dii gacanta ku dhigeen ayaa loo gudbiyey Jesiiradda Sishilis ee kaabiga ku haysa Badwqeynta Hindiya.

Saddex ka mid ah Burcad-baddeeda ayaa la sheegay in lagu dhaawacay Hawlgalkii lagu so oqabanayey, waxaana la dhigay Isbitaal ku yaalla Jesiiradda Sishilis.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Sishilis ee Seychelles news Agency ayaa sheegtay in 3 ka mid ah shanta qof ee Soomaalida shalay ka soo hor muuqdeen Maxkamadda Sare ee dalkaasi.

Garsooraha Maxkamadda oo lagu magacaabo Laura Pillay waxay amartay in Eedeysanayaasha lagu sii hayo Xabsiga Dhexe ilaa bisha soo socota ee May 13-da, xilligaasi oo dib loo qaadayo Dacwadda loo haysto.

Eedeysanayaasha Soomaalida waxay Maxkamadda ka codsadeen in la siiyo meel ay ku tukadaan muddada ay ku jiraan Xabsiga.

- Advertisement -

Sida laga soo xigtay Hawlgalka Ciiddanka Badda ee EU NAVFOR waxaa Burcad-baddeedaasi la so qabtay bishan April 21-dii, kadib, markii auy ku fashilmeen weerar ay ku qqafaalan lahaayeen 2 dooni Kalluumeysi oo laga leeyahay dalalka Koonfurta Kuurya iyo Spain bishan 19-dii.

Burcad-baddeedaasi oo adeegsanayey dooni ay saarnaayeen Kalluumeystao u dhalatay dalka Yemen waxay weerarka ka geysteen meel ka baxsan Xeebaha Somalia ilaa 280 nautical miles.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts