HomeCaalamkaNin lagu tuhunsanaa inuu basaas u ahaa Imaaaraadka Carabta oo is-daldalay

Nin lagu tuhunsanaa inuu basaas u ahaa Imaaaraadka Carabta oo is-daldalay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Mid ka mid ah 2 nin oo ku eedeysnaa inay Basaasiin u ahaayeen dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la xaqiijiyey inuu isku daldalay Xabsiga Dhexe ee Silivri oo ku yaalla Galbeedka magaalladda Istanbul. Wargeyska Daily Sabah ee  ka soo baxa dalka Turkiga ayaa qoray in maydka ninkaasi laga helay isagoo ka lalman Suuliga qubeyska ee qeybtii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mid ka mid ah 2 nin oo ku eedeysnaa inay Basaasiin u ahaayeen dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la xaqiijiyey inuu isku daldalay Xabsiga Dhexe ee Silivri oo ku yaalla Galbeedka magaalladda Istanbul.

Wargeyska Daily Sabah ee  ka soo baxa dalka Turkiga ayaa qoray in maydka ninkaasi laga helay isagoo ka lalman Suuliga qubeyska ee qeybtii uu kaga xirnaa Xabsiga.

- Advertisement -

Sirdoonka Turkiga waxay labadaasi nin  xireen bishan April 19-dii,  iyagoo basaas u ahaa Dowladda Imaaraadka, isla markaana ka shaqeynayey sidii ay u abuuri lahaayeen Kooxo ka soo horjeeda Dowladda Turkiga.

Mid ka mid ah Eedeysanayaasha waxaa la sheegay inuu Turkiga soo galay maalmo  kadib xilligii Saxafigii Sacuudiyaanka ee Jamaal Khashoggi lagu dilay Dhismaha Qunsulliyadda Sacuudiga ku leeyihiin magaalladda Istanbuul ee Turkiga.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dalalka ay ka soo jeedaan Labadsa Eedeysane, wuxuuna Wargeyska Daily Sabah inay u dhasheen Imaaaraadka, balse Wargeyska Toddobaadlaha ee Arab Weekly waxa uu qoray in Labada Eedeysane u dhasheen Falastiin, laguna kala magacaabo Samiir Samiix Shacbaan iyo Zaki Yuusuf Xasan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts