HomeCaalamkaMarkab hub u waday Liibiya oo la qabtay

Markab hub u waday Liibiya oo la qabtay

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Madaxda Dowladda Libya ee ay QM taageerto ayaa sheegay in Markabkaasi lagu qabtay meel ka baxsan Xeebaha magaalladda Misraat ee Galbeedka dalkaasi.

Markabkaasi oo lagu magacaabo Shahar E Kord waxa uu isbuucii hore ka soo shiraacday Dekedda magaalladda Burgas ee dalka Bulgaria, wuxuuna ku wajahnaa Dekedda magaalladda Misraata.

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Libya ee ay QM taageerto ayaa sheegtay inuu Markabkaasi waday 144 Kontaynaro ay ka buuxaan noocyadda Hubka kala duwan, oo isugu jira kuwa fudud iyo Sawaariikhda.

Dhinaca kale, Afhayeenka Ciiddanka uu hoggaamiyo Khaliifa Xaftar ayaa sheegay inuu Markabkaasi hub u waday Dowladda Libya ee fadhigeedu yahay Tripoli.

Markabkaasi oo la sheegay inay Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan leeyihiin waxaa horey cunaqabatayn ugu soo rogay  Dowladaha Maraykanka iyo kuwa Midowga Europe, iyagoo ku eedeeyey inuu Markabka qeyb ka ahaa Hawlaha Barnaaamiojka Nukliyeerka Iiraan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories