HomeWararMaareeyihii Tiyaatarka Qaranka oo xilkii laga qaaday

Maareeyihii Tiyaatarka Qaranka oo xilkii laga qaaday

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Warfaafainta ee Xukuumadda Federalka, Daahir Maxamuud Geelle waxa uu maanta xilkii ka qaaday Maareeyihii Golaha Murtida iyo Wacyi-gelinta Qaranka ee (National Theater), Abwaan Cismaan C/laahi Guure oo xilkaasi hayey tan iyo bishii Feberaayo 7-dii ee sannadkii hore ee 2018-kii. Xil-ka-qaadistan ayaa timid, kadib, markii ay Idaacadda uu Abwaan Guure leeyahay ee Radio Kulmiye duhurnimadii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Warfaafainta ee Xukuumadda Federalka, Daahir Maxamuud Geelle waxa uu maanta xilkii ka qaaday Maareeyihii Golaha Murtida iyo Wacyi-gelinta Qaranka ee (National Theater), Abwaan Cismaan C/laahi Guure oo xilkaasi hayey tan iyo bishii Feberaayo 7-dii ee sannadkii hore ee 2018-kii.

Xil-ka-qaadistan ayaa timid, kadib, markii ay Idaacadda uu Abwaan Guure leeyahay ee Radio Kulmiye duhurnimadii maanta baahisay War la sheegay inuu ku aadanaa inuu Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo aqbalay xil-ka-qaadis lagu sameeyo Ra’isul-wasaare Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Maareeyaha Cusub ee Golaha Murtida iyo Wacyi-gelinta Qaranka waxaa loo magacaabay Weriye Maxamed Abuukar Axmed “Ma’da” oo ka mid ah Hawlwadeennadda Warbaahinta Dowladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...

No posts to display