HomeCaalamkaNin u dhashay Turkiga oo dilay xubnaha qoyskiisa iyo Maamulihiisa

Nin u dhashay Turkiga oo dilay xubnaha qoyskiisa iyo Maamulihiisa

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Ninkaasi oo magacisia lagu sheegay Ismail Bozbay ayaa la sheegay inuu shalay dilay Maamulkiisa oo uu muran kala dhexeeyey. Boliska dalkaasi ayaa sheegay inuu Eedeysanaha toogasho ku dilay Maamulihiisa oo lagu magacaabi jirey Ahmed Kuzgun, xilli uu Salaad tukanayey. Dhacdadaasi ayaa la sheegay inay ka dhacday Gobalka Sakarya, iyadoo uu Eedeysanuhu baxsaday dilkaasi. Boliska oo […]

- Advertisement -

Ninkaasi oo magacisia lagu sheegay Ismail Bozbay ayaa la sheegay inuu shalay dilay Maamulkiisa oo uu muran kala dhexeeyey.

Boliska dalkaasi ayaa sheegay inuu Eedeysanaha toogasho ku dilay Maamulihiisa oo lagu magacaabi jirey Ahmed Kuzgun, xilli uu Salaad tukanayey.

- Advertisement -

Dhacdadaasi ayaa la sheegay inay ka dhacday Gobalka Sakarya, iyadoo uu Eedeysanuhu baxsaday dilkaasi.

Boliska oo ninkaasi ka baadi-goobay Gurigiisa ayaa waxay la anfariireen markii ay arkeen Eedeysanihii, Xaasakiis iyo ilmo yar oo ay dhaleen oo  wada mayd ah, oo ay xabado ku yaallaan.

Warbixino hordhac ah ayaa sheegayo inuu Ismail Bozbay dilay xaaskiisa iyo cunugta yar, kadibna uu gacanta isku khaarijiyey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories