HomeCaalamkaGolaha Millateriga Suudaan iyo Mucaaradka oo ku heshiiyay Golle Wadajir ah

Golaha Millateriga Suudaan iyo Mucaaradka oo ku heshiiyay Golle Wadajir ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Labada dhinac oo shalay yeeshay Kulan waxay isku raaceen qaabka dhismaha Gole KMG oo isku-dhaf ah, inkastoo aan la isla fahmin qeybsiga Kuraasta. Mar sii horreysay, Guddiga Wadajirka ee ka kala socday Golaha Milliteriga (TMC)  iyo Isbahaysiga Mucaaradka ee Xorriyadda iyo Isbedelka ayaa ka wada xaajooday codsiyadooda xukunka Rayidka. Dhinaca kale, Madaxa Golaha Milliteriga ee […]

- Advertisement -

Labada dhinac oo shalay yeeshay Kulan waxay isku raaceen qaabka dhismaha Gole KMG oo isku-dhaf ah, inkastoo aan la isla fahmin qeybsiga Kuraasta.

Mar sii horreysay, Guddiga Wadajirka ee ka kala socday Golaha Milliteriga (TMC)  iyo Isbahaysiga Mucaaradka ee Xorriyadda iyo Isbedelka ayaa ka wada xaajooday codsiyadooda xukunka Rayidka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxa Golaha Milliteriga ee TMC, Jeneral  C/fataax Al-burhaan oo wareysi siiyey Telefishinka Alarabiya ayaa sheegay inuu jirin wax khilaaf oo u dhexeeya Golahiisa iyo Isbahaysiga Mucaaradka, wuxuuna xusay inay Wada-xaajoodyo dheeraad ah la furi doonaan dhamaan Xisbiyadda.

Waxa kale oo uu ka hadlay  qorshihii Madaxweynihii xilka laga qaaday ee Jeneral Cumar Xsaan Al-bashiir, xuxuuna xusay inuu Albashiir doonayey inuu xoog ku maquuniyo Dibadbaxayaashii ka soo horjeeday Maamulkiisa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories